Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo kormeeray Xeradii tababarka ee ay ka baxeen Imaaraadka (Daawo Sawirro)

Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Gen. Cabdiweli Jaamac Gorod ayaa kormeeray galabta Xerada Gen. Gordan oo ay dhowaan ka baxeen Imaaraadka. Gen. Cabdiweli Jaamac Gorod ayaa khudbad u jeediyay ciidankii ay Imaaraadku gacanta ku hayeen, wuxuuna sheegay iney ka mid yihiin ciidanka Xoogga dalka isla markaasna uu waajibaad ka saaran yahay difaaca dalka, dadka iyo … Continue reading Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo kormeeray Xeradii tababarka ee ay ka baxeen Imaaraadka (Daawo Sawirro)